Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo ka Arinsanaya Shaqo yarida dalka ka Jirta.

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Maalmahaan Dambe  Xoogeysanya kulamada ay wadaan qaar katirsan dhalinyarada ka soo qalinjibiyey jaamacadaha dalka ee ku Nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Dhalinyarada ayaa intooda Badan ka Arinsanaya Sidii ay u Muujin lahaayeen Doorkooda ku Aadan ka Qeyb qaadashada Horumarinta Deegaanka iyo sidii Shaqo abuur loogu Sameyn lahaa Dhalinyarada sida uu Radio Isnaay u Sheegay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi oo kamid ah Dhalinyarada Kulankan Abaabushay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here