Dhaqtar ka Hadlay Sababaha Keena Qaliinka Hooyooyinka Uurka leh Xilliga Dhalmada.

0
211

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta Badan Haweenka Soomaaliyeed ayaa Dhibaatooyin Caafimaad la Kulma Marka la gaaro Xilliga Dhalmada Waxaana ay Carruurta Uurkooda Ku Jira ay u Soo Baxaan Qaabab kala Duwan Taas oo Mararka Qaar keenta in Hooyada Qaliin lagu Sameeyo Sida ay Sharaxeyso Drs Safiya Maxamed Qaasim oo kamid ah Dhaqaatiirta ka Howlaga Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here