Bulshada Tuulada Daanyeerey oo Fariin u Diray Madaxda Maamulka Hirshabeelle.

0
315

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Daanyereey oo Kamid ah tuulooyinka hoosyimaada Magaalada jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe kuwaas oo  Wajahaya Xaalado Dhinaca Nolosha ah.

Tuuladan Ayaan Lahayn Adeegyada Aas aasiga ah ee Bulshada Sida Caafimaadka Waxbarashada iyo Biyo Nadiif ah oo ay Dadka Deegaanka isticmaalaan Sida ay Radio Isnaay u Sheegeen Qaar kamid ah Dadka Deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here