Dugsiyada Lacag’laanta ah ee Magaalada Jowhar oo Fursad Waxbarasho u Noqday Carruurta Danyarta.

0
281

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cabdullahi Aaddan Cilmi waa Aabaha dhalay 4 Carruur ah laba ka mid ah Carruurtiisa ayuu ka bixin jiray Dugsiga sare lacag dhan  26 Dollar Bishiiba Balse Wixii ka Dambeeyay bishii Agosto ee Sanadkii Tagay markii ay Wasaaradda Waxbarashada Hirshabelle la Wareegtay Maamulka Qaar kamid ah Dugsiyada Magaalada Jowhar ayuu ka Faa’iideystay Fursadaasi Waxaana uu Carruurtiisa u Wareejiyay Dugsiyadaasi.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here