Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Billaabay Qorshe Cusub oo Carruurta Danyarta ah Lagu Waxbarayo.

0
216

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada Aqoonyahaanada ah ee Ku Nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa Wada Dadaallo ku Aadan Sidii loo Xoojin lahaa Waxbarashada Carruurta ku nool Deegaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe si looga Saaro Jahliga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here