Darawalada Gaadiidka ka Shaqeeya Jowhar iyo Mahadaay oo Qeylo Dhaan u Diray Hirshabeelle.  

0
206

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fatahaadahii Wabiga Shabeeelle ayaa Saameyn Xoogan Ku Yeeshay Isku Socodka Degmooyinka Jowhar iyo Mahadaay Waxaana ay Daadadka Fatahaada Burburiyeen Waddadii ay Isticmaali jireen Darawalada Gaadiidka Ka Shaqeeya Degmooyinkaasi.

Hadda Biyahii ka Dhashay Fatahaada ayaa Ka Baxay Waddadaasi Waxaana ay Gaadiidleyda ku Dhibqabaan Godad Waaweyn oo ay Daadadku ka Sameeyeen Waddadaasi Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Cali Fagax oo kamid ah Darawalada ka Shaqeysta Jowhar iyo Mahadaay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here