Xaalad Dhinaca Nolosha ah oo la Soo Daristay Dadka ku Nool Tuulada Baardheere.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka ku nool Tuulada Baardheere ee Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa Soo wajahay  xaalad adga oo dhinaca nolosha ah ka dib markii Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ay Saameyn xoogan ku yeesheen Wax Soo Saarkii Deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here