Kala Duwanaasho Dhinaca Qiimaha ah oo Laga Dareemayo Seylada Xoolaha Jowhar.  

0
204

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad mudo sanad ah ayey biyaha Fatahaadaha Wabiga shabelle kala Xireen isku socodka Waddooyinkii la soo marsiin laha Xoolaha Nool iyada oo lagu soo qaadi jiray ariga doomo balse hadda ay dib u furmeen Waddooyin badan lagana maarmay xoolahii doomha lagu keeni jiray  Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Muuse Aamin oo kamid ah Dullaalada Seylada Xoolaha Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here