Gudoomiyaha Tuulada Bannaaney ee Magaalada Jowhar oo Taageero ka Dalbaday Hirshabeelle.

0
302

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Bannaaneey waxa ay ka mid tahay Tuulooyinka hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe waxa ay qeyb ka Tahay deegaanadii ay Saameeyen Fatahaadaha Wabiga Shabeelle balse Dadka ku Nool Tuuladaasi waxa ay hadda kuguda jiraan Tacabka Beeraha ee Xilliga jilaalka.

Gudoomiyaha tuulada bannaneey Cabdullahi Ibraahim Cali ayaa Radio Isnaay kaga Warbixiyey Xaalada tuulada isaga oo sheegay in Xilligan ay ubaahanyihiin taageero dhinac walba ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here