Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah Gabdhaha Barta Cilmiga Ganacsiga ee Jaamacadaha Magaalada Jowhar ayaa Sheegay in ay Doorweyn uu Muuqda ka Qaadan Karaan Dib u Soo Nooleynta Kaabayaasha Dhaqaalaha Magaalada Jowhar Gaar ahaan Horumarinta Ganacsiga si ay Bulshada u Sameeyaan Isbadal Dhinaca Ganacsiga ah.
Warbixintan Waxa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.