Cudurka Shuban Biyoodka oo Tiro Carruur ah ku Soo Ritay Deegaano Hoostaga Degmada Mahadaay.

0
255

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Buulo Axmed Cigow oo ka mid ah Tuulooyinka hoostaga Degmada Mahadaay  ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa laga soo Sheegayaa in uu ka Dillaacay Cudurka Shuban Biyoodka kaa oo inka badan 10 Carruur ah Ku soo ritay Tuuladaasi.

Ibraahim Qaliif oo ah Gudoomiyaha Buulada oo La hadalay Idaacadda Isnaay Ayaa Sheegay In uu Cudurka Shuban Biyoodka uu Ka Dhashay Biyo Wasaqeysan oo ay Cabeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here