Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ujeedada kulankan ayaa ahaa Wadatashiga Siyaasadda qaran ee Macallinka waxaana ka soo qeyb galay dhammaan Maamuleyaasha iskuulada Magaalada Jowhar,Macallimiin, Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Waxbarshada Dowladda dhexe iyo qeybo ka mid ah bulshada rayidka Waxaana Si Weyn loogu gorfeeyay sidii qeyb ay uga noqon lahayd qaabka wadatashiga Wasaraadda waxbarashada hirshabelle oo kaashaneyso Mida Dowladda Dhexe.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.