Hoos u Dhac ku yimid Qiimaha Lagu kala Iibsado Liin Dhannaanta Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
221

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Seyladaha lagu iibiyo Liin dhannaanta ee Magaalada Jowhar ayaa Maalmahan laga dareemaya hoos udhac balaaran Maadaama lagu jiro Xilliga lagurto Miraha liinta ee Beeraha Deegaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe

waxaana Suuqyada ka jira dhaqdhaqaaq ganacsi oo xoogan oo ay wadaan Beeraleyda usoo go,day miraha liinta iyo Ganacsatada iibiya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here