Beeraleyda Mukay Dheere oo Taageero ka Dalbaday Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle.

0
195

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada mukay dheere oo hoos tagta degmada balcad ee gobolka shabelle dhexe waxa ay ka mid tahay tuuloyiinka bilaabay tacbashada beeraha

iyada oo wali laga dareemayo Raadadkii ay ka Tageen Fatahaadaha Wabiga Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Sayid Cali Mayow oo ah Gudoomiyaha Tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here