Maamulka Iskuulka Gaafay oo Dalbaday in laga Taageero Dayactirka Dugsiga Deegaankaasi.  

0
143

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah Tuulooyinka Hoosyimaada Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa  leh goobo wax lagu baro Carruurta ku nool si looga saaro jahliga in kastoo  saameyn xoog leh ku yeeshay goobahaasi Fatahaadaha Wabiga shabeelle.

Siidow Xaaji Yarrow Saalax oo ah Maamulaha Dugsiga Gaafaay oo lahadlay Idaacadda isnaay ayaa ka sheekeeyay ujeeda halkaasi ay uga hirgaliyeen goobtaan waxbarasho asigaana tilmamay in 5 macalin ay wax  ka dhigaan dugsiga Gaafaay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here