Iskaashatada Beeraleyda Balcad oo Soo Dhaweeyay Habka Cusub ee Beerista Casriga ah ee Guri Dhireedka.

0
193

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta badan Degmada Balcad  ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe  waxaa laga hirgaliyey Nidaamka Casriga ah ee beeraha islamarkana looyaqaano Green House ama habka guri dhireedka midkaas oo hadda ku soo badanaaya degmadaasi

Qaar ka mid ah iskaashatooyinka Beeraha ee Degmada Balcad ayaa sheegay in baahi weyn ay uqabeen hirgalinta farsamada casriga ah ee beeraha iyago umahadceliyey Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle iyo shirkadaha ka shaqeeya farsamadaasi casriga kaalinta ay ka qataan horumarinta beeraha ee Degmada Balcad.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here