Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Hal-abuuro Ganacsi ka Billaabay Jowhar.  

0
148

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalanyarada Ganacstada ah ee ku Noolo Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle aya waxa ay inta badan ku howlan yihiin sidii ay u sameysan lahayen hal abuur shaqo taasi oo ay kaga maarmi karaan Safarka Tahriibka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here