Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo Xoojineysa Taageerada ay Siiso Isbitaalka Banaadir.  

0
165

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Drs Fawziya Abikar Nur ayaa Kormeer shaqo ku taktay isbitaalka Hooyadda iyo Dhallaanka ee Banadir oo ay weheliyaan Madax kasocota Wasaaradda qeybaheeda kala duwan,  waxa isbitaalka ku soo dhaweeyay Agaasimaha guud ee isbitaalka Drs Fartuun Shariif Nuur iyo Drs Ubax Faarax Axmad

Booqashada Wasiirka ayaa ku saabsanayd u Kuur Galida xaalada adeeg ee ay helaan bukaanada isbitaalka gaar ahaan qaybta bukaan jiifka umulaha iyo caruurta aan bila dhamaysan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here