Maamulka Tuulada Halgan oo Fariin Adag u Diray Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle.  

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulooyin iyo deegaano badan oo katirsan gobolkani shabeellaha dhexe waxaa ka jira baahiyo laxiriira dhinaca waxbarashada madaama burburkii dalka uu inta badan saameyey nidaamkii waxbrasho ee wadankeena uu lahaa.

Tuulooyinka aan Wali Heysan Adeegyada Waxbarasho ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe Waxaa Kamid ah Tuulada Halgan oo ay Goobahii Waxbarashada Saameeyen Fatahaadahii Wabiga Shabeelle uu ka Geystay Gobolkani Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Gudoomiyaha Tuulada Hlgan Maxamed Cusmaan Maxamed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :  – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here