Maamulka Degmada Warshiikh oo Ka Shaqeynaya  Kulamo ku Saabsan Is Dhexgalka Bulshada Degmadaasi.  

0
221

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulumada is dhex galka Bulshada ayaa ah kuwo  Dhinacyo badan waxaana ka mid ah Cayaaraha Kubadda Cagta  kulumada  Bandhig Faneedyada oo ay sameeyaan  Dhalinta iyo  kuwo kale waxeyn inta badan Arimahaasi  qeyb weyn ka qaataan Is dhex galka Bulshada Qeybaheeda Kala Duwan..

Xoghayaha Degmada Warshiiq ee Gobolka Shabeelle Dhexe Cabdullahi Raage Colow oo ku Sugan Caasimadda Hirshabeelle ayaa Sheegay in ay si weyn ugu Fikiri Doonaan ka shaqeynta is dhex galka bulshada Degmada Warshiikh.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here