Wasaaradda Arimaha Gudaha Hirsheelle oo Wada Qorshe lagu Dhisayo Golaha Deegaanka Jowhar.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mudooyinkii ugu dambeyey Magaalada jowhar  ee Caasimada Maamulka Hirshabeelle waxaa ka socday dadaalo lagu dhisaayo Golle deegaan midaas oo looga gol leeyahay in bulshada ay wax ku dortaan rabitaankooda waxaana dhowr jeer jowhar lagu qabtay tababaro dadka lagu baraayo habka loo wajaho nidaamka deegaan doorasho si looga gudbo nidaamka dastuuriga ah ee wax lagu dhiso hatan.

Maxamed Cali Caadle waa Sii haayaha wasiirka wasaaradda arimaha gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Hirshabeelle Waxaa uu Bulshada Magaalada Jowhar ku Booriyay Muhiimadda ay Leedahay Dhismaha Goleyaasha Deegaanka Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here