Tirada Ardayda ka Faa’ideysatay Imtixaankii Dhexe ee Sana Dusiyeedka 2020 2021 oo la Shaaciyay.  

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad kun iyo shan boqol oo Arday  oo   dhigta  fasalada koowaad  ilaa dugsiyada sare ayaa ka faa,iideystay imtixaankii koowaadka ee sanad dugsiyeedkan 2020—2021ka si bilaash aaah iyadoo aysan jirin waxa lacag ah oo laga qaatay ardadadaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo JUeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here