Hirshabeelle oo Wada Qorshe Garoon Diyaaradeed looga Hirgalinayo Degmada Cadale.

0
224

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isaga oo ka hadlayey shirka Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Beelo colaad ay  ku dhexmartay deegaanka burdheere oo katirsan Degmada Cadale ee gobolkani shabeellaha dhexe Kaa oo ka dhacay Magaalada jowhar ayuu ku sheegay

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen in sare loo qaadaayo Horumarada adeegyada bulshada ee Degmada Cadale sida dhismaha dekad waxa uuna intaasi raaciyey in maamulkiisa uu Wado qorshe Cadale looga hirgalinayo garoon Diyaaradeed oo Bulshada degmadaasi waxtar uleh.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here