Ururka Saxafiyiinta Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Baaq u Diray Hirshabeelle.

0
174

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan ay Maanta Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle Ku Yeesheen Ururka Saxafiyiinta Gobolka Shabeellaha Dhexe ee MISJA ayaa Waxa ay Madaxda Maamulka Hirshabeelle uga Dalbadeen in Xuriyaddiisa la siiyo Wariye Mahad Axmed Calasow oo Kamid ah Weriyeyaasha Ka Howlgala Magaalada Jowhar.

Gudoomiyaha Ururka Safiyiinta MISJA Ibraahim Cali Nuur ayaa Masuuliyiinta ugu Sareysa Maamulka Hirshabeelle ka Dalbaday in Wariyaha la Sii Daayo si uu uguto Howlaha uu Bulshada u Hayo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here