Duubabka Dhaqan Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Tababaraya Dhalinyarada iyo Haweenka Jowhar.  

0
200

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta badan isdhexgalka iyo Nabadda Deegaanka waxaa ka qeybqaata dhammaan Bulshada inkasto dhalinyarada lagu tiriyo hadana waxaa jira odayaal dhaqmeeyd doorkooda ka ciyaara xilliyada ay jiraan Colaada iyo wanaajinta xiriirka dadka ka dhaxeeya waxa ayna markaste ku dadaalaan in ay garta goyaan waana dhaqan soo jireen ah in xiliyada xalka loo bahdo loo tago odayaasha dhaqanka ee deegaanka ku nool.

Balse Waxaa Jowhar ka Jira Urur lamagac Baxay Duubab Plus oo ka Kooban Odayaasha Dhaqanka Dhaqalinyaro iyo Haweenka Magaalada Jowhar Kuwaas oo la Baro Sida Loo Xaliyo Dhibaatooyinka Qaar ee Bulshada Dhexdeeda ah.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here