Dhaqaatiirta Banelba oo ka Digay Halista Cudurada ku Dhaca Sambabada Xoolaha Dalkeena.

0
197

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Drs  Nuurto Shiikh Maxamuud oo ka mid ah dhaqaatiirta xoolaha gobalka banaadir oo aan kula xiriiray khadka telphonka ayaa sharaxday Cudurada ku dhaxca Xoolaha gaar ahaan sanbabaka iyo furuqa.

Dhaqtarada ayaa sheegtay in ay xoolaha Muhiim u yihiin dadka Bani’aadamka kuwa dhaqda iyo kuwa kale ee ku tiirsan manaafacaadkooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here