Baarlamaanka Hirshabeelle oo Ansaxiyay Miisaaniyadda Maamulka Hirshabeelle ee Sanada 2021.

0
185

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta kulankii 12-aad ee kal-fadhiga 1-aad ku yeeshay Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle  kaasi oo uu shir Guddoomiyey Guddoomyaha Baarlamaanka Cabdi Xakiin Luqmaan.

Ajendaha kulankaan ayaa Waxa uu ahaa ansixinta Miisaaniyadda Maamulka Hirshabeelle ee sanadka soo socda ee 2021, taasi oo Cod Gacan Taag ah ku ansixiyeen Xildhibaanada.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here