Gudoomiyaha Tuulada Gaashaanle oo Shaqo Abuur ka Dalbaday Madaxda Hirshabeelle.

0
143

JOWHAR (Radio Isnaay) Dhalinyarada ku Nool Tuulada Gaanshaale ee Magaalada Jowhar Ayaa Waxaa Soo wajahay Shaqo La,aan ka dib markii Fatahaadaha Wabiga Shabeelle Ay Saameyn ku Yeesheen Wax soosaarkii degaanka oo ah Shada kali oo ay ku tiirsaneyd Noloshooda  sida uu Idaacada u sheegay  Gudoomiyahay Tuulada Cabdullahi Axmed Muxumed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here