Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Dalbaday in Saami Fiican ay ku Yeeshaan Xukuumadda Cusub ee Hirshabeelle.

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilli dhawaan la filaayo in uu soo dhiso Gollahiisa Wasiirada Madaxweynaha Cusub ee Hirshbaeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhalinyarada ku nool Caasimadda hirshabeelle ee jowhar

waxa ay ugu Baaqeen in Gollaha Wasiirada loo badiyo dhalinyarada wax soo baratay 90% lagana soo xulo meel ka baxsan barlamaanka si aqoonyahanada ay uhelaan fursado dalka ay wax ugu qabtaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here