Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurka jadeecada oo ah Cudur dilaa ah ayaa laga soo sheegayagaa Tuulooyinka Buurfuule,Diinlaawe,Eji,Huruwaa iyo Degmada Mahadaay in uu Carruur Da’yar ah ku Soo Ritay.
Axmed Muuse Shiikh oo kamid ah Howlwadeenada Caafimaad ee isbitaalka Degmada Mahadaay ayaa sharaxay Xaalada ka jirta Tuulooyinka Hoostaga Degmadaasi.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.