Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Fariin Adag u Diray Duubabka Dhaqanka.

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyardda waxa ay Door mugleh ku lee yihiin dalka iyada oo tirada ugu badan ay tahay dhalinyaro loona baahan yahay in ay ka qeyb qaataan horumarka iyo Nabad ku soo dabaalida Waddanka Maadaama la soo maray marxalado kal duwan
Xamdi Keynaan oo ka mid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar ayaa sheegtay in aysan kala Maarmin dhammaan qeybaha kala Duwan ee bulshada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here