Masuuliyiin ka Tirsan Hirshabeelle oo ka Qeybgalay Kulan Muhiim ah oo Jowhar ka Dhacay.

0
186

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan Waxaa Soo Qaban Qaabiyay Maamulka Degmada Jowhar Waxaana uu u Jeedkiisu ahaa Sidii Kulamo Is Dhexgal ah looga Sameyn lahaa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Kulanka Waxaa ka Qeybgalay Inta Badan Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle Sii Haayeyaasha Wasiirada  Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Ururka Dhalinyarada Gobolka Haweenka iyo Xubno kale.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilolwle. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here