Maamulka Cisbitaalka Dhimirka ee Magaalada Jowhar oo Fariin adag u Diray Hirshabeelle.

0
140

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Soomaaliya waxa ay kamid tahay Dalalka ay ku dayacan yihiin dadka dhimirka ka xanuunsanaya kuwaas oo u baahan Daryeel dhan walbo ah.

Dr Maxamud Muuse Jilacow waxa uu sheegay in uu burbur Lixaad leh ka Muuqdo Cusbitaalka lagu xanaaneeyo dadka dhimirka ka Xanuunsanaya Waxa uuna Wasaaradda Caafimaadka  Hirshabelle ka Dalbaday  in ay gacan ka siiyaan Dayactirka Cusbitaalka.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here