Beeraleyda Tuulada Maandheere oo Taageero ka Dalbaday Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle.

0
276

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa dhawaan bilaabay Tacabka Beeraha ee Xilliga jiilaalka iyaga oo ka faa’ideysanaya dhul beereedyadii ay biyaha fatahaadaha wabiga shabeelle ka Suuleen si ay kaga soo kabtaan qasaarihii ay kala kulmeen Fatahaadaha.

Saalax Maxamed Cali oo ah Gudoomiyaha Tuulada Maandheere ee Duleedka Magaalada Jowhar ayaa Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle iyo Hey’adda FAO Ka Dalbaday In ay Taageero u Muujiyaan Beeraleyda Tuuladaasi.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi Casiis Xasan Mucalim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here