Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo  Shaacisay Qaabka Aaaska Qofka u Geeriyooda Covid-19.

0
126

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tan iyo markii uu soo ifbaxay Cudurka Covid-19 ayaa waxaa jirtay qaabab badan oo loo kala fasirtay Aaska qofka cudurku Corona u Geeriyooda iyada oo la Raacayo Caqiidada  Islaamka Maadaama aynu nahay umad Muslim ah.

Ibraahim Cabduqaadir Xuseen oo ah isku duwaha Wasaaradda Caafimaadka u Qaabilsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaan weeydiinay farqiga u dhaxeeya Aaska qofka u Geeriyooda Covid-19 iyo Dadka kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaeysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here