Yemani Hal – abuur Muhiim ah ka Hirgaliyay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

0
127

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Saalim Saalax Axmed waa  Xaasle Asal ahaan ka soo Jeeda Waddanka Yemen Balse ku dhashay Waddanka Soomalaiya gaar ahaan Xaafadda Horseed  ee Magaalada Jowhar

Waxaa uu Mar Socdaal ku Tagay Wadankiisa Hooyo ee Yemen Halkaas oo uu ka Soo Hindisay Hal abuurkan u uku Ganacsado Isaga oo Saliida Macsarada ku Shiida Geed Diinimo lagu Xiray.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : –  Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here