Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo Shir Muhiim ah ka Daah Furtay Muqdisho.

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa Muqdisho ka furay shirka wadatashiga istraatiijiyadda caafimaadka xoolaha .

Shirka wadatashiga istraatiijiyadda caafimaadka xoolaha oo ay iska kaashanayaan Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa Soomaaliya iyo Hey’adda FAO ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiinta Wasaaradda, xubno ka socday maamul goboleedyada iyo xeel dheerayaal ku xeel dheer caafimaadka xoolaha.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya : –  Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here