Maamulka Cisbitaalka Degmada Jalalaqsi oo Taageero Dhinaca Agabka Caafimaadka ah Dalbaday.

0
145

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cisbitaalka Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan oo sanado badan saameyn ku yeeshay burburkii dalka ka dhacay ayaa Hadda u Muuqda Mid kasoo Kabanaya Balse u Baahan Taageero Dhinaca Agabka iyo Daawada ah Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Yuusuf Bilow Aadan oo ah Agaasimaha Guud ee Cisbitaalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here