Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah Dhalinyarada ku nool Xaafada Horseed ee Magaalada Jowhar ayaa shaqo Abuur ka sameystay Labaajo Taasi oo ay ku Dhaqaan Gawaarida iyo Bajaajta Si ay Nolol maalmeedkooda Uga Soo Saartaan.
Yaxye Maxamed oo ah Xaasle ayaa ka mid ah dhalinta ka shaqeysta Goobtan Mar uu la Hadlayay Idaacadda Isnaay ayaa waxa uu sheegay in shaqdaani uu bilaabay Sanad ka Hor Islamrkaana uu ka maareeyo nolosha qoyskiisa.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.