Ururka Gabdhaha Saxafiyiinta Soomaaliyeed oo ku Baaqay illaalinta Xogaha baraha Bulshada.

0
144

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isticmaalka  Baraha bulshada ayaa leh faa’ido iyo Qasaaro intaba iayada oo laga duulayo in xogaha bulshada loo hayo iyo Mida Shaqsiyadeed intaba la xafido waa in si wanaagsan loo  dhex galo aqoonta internetka taasi oo keeni karta in xogtaada ay bad Baado.

Shukri Gaashaan oo ka mid ah gabdhaha Aqoonyanada Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee WIMISON ayaa Ka Digtay in Qalabka loo isticmaalo internetka ee Talfoonada iyo Kaamirada aan Meelkasta lagu furin.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here