Wasiiru Dowlaha Waxbarashada Hirshabeelle oo Amaanay Ardayda Dugsiyada Magaalada Jowhar.

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar Ee Caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Ayaa Waxaa Maalintii Labaad  Si Habsami leh uga socda  imtixaanka Dhexe ee sanad Dugsiyeedka 2020 -2021.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxabarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Ee Maamulka Hirshabeelle Abuukar Xasan Abuukar  oo kormeer ku Tagay goobaha uu ka Socdo imtixaanka ayaa amaan ujeediyay Ardayda Isaga oo Sido kale Tilmaamay in uu jiro kobac dhinaca Waxbarashada gabdhaha ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here