Qiimaha Lagu Kala Iibsado Dameeraha ee Seylada Magaalada Jowhar oo Hoos u Dhacay.

0
127

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Seylada xoolaha lagu iibiyo ee magaalada  jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle Waxaa Laga Dareemaya Hoos u Dhac ku yimid Qiimaha Dameerada Taas oo ay Ganacsatada Qaar ku Sababeeyeen Isticmaalka Mootooyinka Tuktukta.

Dameerada ayaa kamid ah Gaadiidka ay Sida Weyn u Isticmaalaan Reer Miyiga Waxaana Hadda Meesha Ka Saartay Arintaas Mootooyinka Saddexda Lug leh oo si Weyn uga Howlgala Deegaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here