Carruurta ku Shaqeysata Baalashka Kabaha Magaalada Jowhar oo Taageero Dalbaday.  

0
162

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Nolol Maalmeedka Qoyska Ninba Si Buu Uga Raadsadaa Magaalada Jowhar Liiban maxamed farax waa wiil dhalinyaro ah da’diisuna qiyaas ahaan waa sideed Sano jir

waxa uu nolol maalmeedka qoyskiisa ka soo Saara baalashka kabaha waxa uuna shaqadaan ku jiraa mudo dhan Saddex  Sano sida uu Radio Isnaay U sheegay Liibaan.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here