Xildhibaanada Hirshabeelle oo Mudo Kordhin u Sameeyay Madaxweyne Cali Guudlaawe.  

0
115

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kalfadhiga Koobaad Kulankiisa Sagaalaad Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee Maanta Jowhar ka Qabsoomay Waxaa Shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Dr CabdiXakiin Luqmaan Xaaji oo uu Wehliyo Xildhibaan Mahad Xasan Cusmaan oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Golaha Wakiilada Hirshabeelle.

Kulanka Waxaa Soo Xaadiray 56 Mudane Waxaana la Horgeeyay Saddex ajande oo kala ahaa 1 Hadal Jeedinta Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle 2 Muddo Kordhinta Xilliga Soo Dhisidda Golaha Wasiiradda Hirshabeelle iyo Qorshe Howleedka Golaha iyo Guddiyada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here