Imaaraatka Carabta iyo Bakistaan oo Kawada Hadlay Arimaha Visaha.

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Pakistan Makhdoom Shah Mahmood Hussain Qureshi ayaa la kulmay Sheikh Mohammed Bin Rashid Al-Maktoum oo ah Adeegaha Ra’iisu lwasaaraha Imaaraadka, madaxweyneku-xigeenka iyo wasiirka difaaca.

Waxauu kala xaajooday Liiska Xukuumadda Dubai ay kusoosaartay 13-ka Dal ay ka joojisay in ay siiso Dal kugalkaImaaraatka (Visa) si wax loogabadalo go’aankaasi ayado lagudheelitirayo xiriirka labadadhinac.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Pakistan ooKhamiistiitagay Dubai ayaasheegay in Muwaadiniinta dalkiisa ay u shaqotagaan Isutagga Imaaraatka Carabta, go’aanka loogajoojiyay dal kugalkana uusaameynayo.

Muwaadiniinta Pakistan Imaaraatkawaxa ay ugadhigantahay dalkalabaadoo ay ku badan yihiin, waxaana booskakoowaad galay Boqortooyada Sacuudiga, iyagaooqabtaadeegyo kala duwansidaku cad diiwaan kashaqadoodaoo gacanta ay kuheyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda.

November 2020, dadka Pakistan ootiroahaanlaguqiyaasay 1.5 Milyanooayaadalkeeda u diray lacagdhan $519.5 Milyan, waxa ay u dhigantaa 22% lacagtakudhacdayKoontadaBandhigadhexe.

Sacuudigaoo ah dalkakoowaadoo ay ku badan yihiin Muwaadiniinta Pakistan waxaa lacagta lagaxawilay eek u dhacday Bangiga Dowladda Bishii November 2020 ay gaartay $615.1 Milyan  sidaku cad daraasaddabagal ah oolagusameeyay.

XukuumaddaImaaraatkaayaa 18-kii November 2020 si lama filaan ah u joojisay in fiisooyinka dalkaas la siiyo Muwaadiniinta 13-waddan Sababo Amni awgeed waxaana ay kala yihiin: Algeria, Iran, Iraq, Kenya, Lebanon, Libya, Pakistan, Somalia, Syria, Tunisia, Turkey & Yemen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here