Ganacsiga iyo Cunista Hilibka Kalluunka oo Ku Soo Badanaya Magaalada Jowhar.

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isticmaalka Hilibka kalluunka iyo Cunistiisa waxa ay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle  kanoqotay mid aad looga jecelyahay marka loo eego Hilibka Xoolaha oo dadka sidii hore eysan ku eheyn.

Waxaa jira ganacsato ka macaasha kalluunka kuwaas oo iibiya hilibkiisa oo duban iyaga oo marka kalluumeystada kasii iibsada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here