Arday Si Bilaasha ah u Waxbara Carruurta Aan Fursadaha Waxbarasho Helin ee Magaalada Jowhar.

0
150

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ardaydan ayaa si iskood ah isku xilsaaray in ay wax baraan Ardada walaalahood ee aan awoodin in ay iska bixiyaan lacagaha iskuulka lagu dhigto iyaga oo bilaabay sanadkii 2019kii.

Cabdiraxmaan Muuse Maxamed oo ka mid ah dhalinyarada ku dhiiratay in ay waxbaraan Ardaydan Ayaa Sheegay in Muhiimadda ay Tahay in lala Dagaalamo Jahliga Si Ubadkeena u Noqdaan Kuwo Aqoon leh.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here