Koronkorada Ayaxa oo Saameyn Xoogan ku Yeeshay Wax Soo Saarka Beeraha Degmada Mahadaay.

0
136

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Koron Koradii ka Dhashay Ayax Dhawaan ku Dagay Deegaano Hoostaga Degmada Mahadaay ayaa Saameyn Ballaaran Ku Yeeshay Wax Soo Saarka Tuulooyin Dhowr ah oo Hoostaga Degmadaasi.

Ismaaciil Macallin Yoonis oo ah Gudoomiyaha Tuulada Mareerey oo Hoostagta Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Sheegay in Koron korada ay Baabi’iyeen Dalagyadii ay Beerteen Dadka Beeraleyda ah ee Ku Nool Tooladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here