Xaalado Dhinaca Nolosha ah oo la soo Darsay Barakacayaasha Magaalada Jowhar.

0
184

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka danyarta ah ee kunool xerooyinka barakacayaasha magaalada jowhar ee xarunta gobolka shabeellaha dhexe ayaa bilihii ugu dambeyey wajahaya xaalado adag oo dhanka nolasha ah

kadib markii uu saameyn kuyeeshay fatahadaha wabiga shabeelle iyo cudurka dilaaga ah ee Covid-19 taas oo meesha kasaartay gargaarkii ay hey’adaha ufidiin jireen mana jirto wax gurmad ah oo ay Heleen illaa hada waxa ayna ka Cawanayaan Hoy la’aan maadaama ay daganyihiin guryo laga Sameeyey Cowshado iyo gaajo joogta ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here