Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sanadihii dambe sare u kacayay Tirada dhalinyarada soo bandhigaya hal-abuuradooda xirfad kuwaas oo kamaareeya noolasha qoyskooda balse waxa ay ku kala duwanyihiin dhibaatada ay kamaraan shaqooyinka ay qabtaan iyo sida fudud ee ay macamiishooda ku kasbadaan.
Xuseen Cabdullahi Faarax waxaa uu ka mid yahay dhalinyarada kunool Magaalada Jowhar ee la yimid xirfadda dib loogu hagaajinayo Maacuunta Guryaha lagu Isticmaalo Sida Digsiyada, Saxuunta iyo Kirliyada Waxaana lacagaha uu ka Shaqeysto Farsamadaasi uu ku Maareeyaa Nolosha Qoyskiis.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.